Xildhibaan ka tirsan Iran ayaa sheegay in duqeynta Mareykanka ay Iran siineyso xuquuq sharci ah oo ay kaga baxdo heshiiskii Nukliyeerka, waxa una yiri.
Iran waxay xaq u leedahay inay ka baxdo heshiiska nukliyeerka (NPT) oo ku saleysan qodobka 10 ka dib markii Mareykanka uu weeraray saddex xarumood oo Nukliyeer ah, Madaxa Guddiga Siyaasadda Dibadda ee Baarlamaanka Cabbaas Golroo ayaa yiri X manta oo axada.
Qodobka 10aad wuxuu dhigayaa in xubinta NPT ay “xaq u leedahay in ay ka baxdo heshiiska haddii ay go’aansato in dhacdooyinka aan caadiga ahayn ay halis galiyeen danaha ugu sarreeya ee dalkiisa.
Tani waxay sii kordhin karta xisada sadex gesodka ah wana mid keeni karta kafiirsasho nica dagaalka ah.